Waxaan ku casuumaynaa inaad ka qaybqaadato daraasad loogu talagalay dadka leh asal shisheeye ama kuwa afkoodu aanu ahayn Finnish. Daraasadu waxay ka kooban tahay su'aalo ku saabsan alaabada macaamiisha iyo mowduucyada bulshada. Ka qaybqaadashadu waxay kaa caawin kartaa inaad farqi sameyso! Waxaad ka caawin doontaa in la fahmo aragtida dadka ku nool Finland ee ku saabsan noocyada kala duwan iyo arrimaha bulshada ee Finland. Waxaa si aan kala sooc lahayn looga xushay nidaamka macluumaadka dadka Finland iyadoo lagu saleynayo macluumaadka luuqada. Ma u baahnid wax macluumaad hore ah si aad uga jawaabto. Aragtidaada waa muhiim noo.
La wadaag aragtidaada annaga!
Kuma ayaa ka qeyb qaadan kara?
Qof kasta oo aay soo gaartay waa ka qeyb qaadan karaa. Jawaab bixinta ra’yi aruurinta waxeey kugu qaadaneeysaa qiyaastii 15-daqiiqadood.
Jawaabtu waa ikhtiyaari, waadna ku joojin kartaa meel walba jawaab bixinta ra’yi aruurinta.
Halka cinwaanka
Isha ciwaanka: Digi ja väestötietovirasto. Isha ciwaanka: Dijital iyo Wakaaladda Warfaafinta Dadweynaha. Macluumaadka xiriirka boostada ayaa laga soo saaray nidaamka macluumaadka dadweynaha. Xogta looma shaacin soo-diraha Adeegga boostada waxaa fuliyay Profinder isagoo ka wakiil ah soo diraha.Cinwaanka: Lintulahdenkuja 2, 00530 HELSINKI
Waxaan ku billaabay buuxbuuxinta daraasaadka internetka, laakiin waxeey noqotay in aan joojiyo
Tan mushkilo ma leh, waad xiri kartaa warweeydiinta oo aad ku noqon kartaa oo aad qeyb kale u gudbi kartaa.
Haddii aad caawin u baahato ama ku daris war weeydiinta, fadlan nagala soo xiriir.
kerromielipiteesi@taloustutkimus.fi
Kalsooni qabka
Cilmibaarista dhaqaalaha kaliya ayaa lafogureeysa macluumaadka shaqsiga (magaca- iyo macluumaadka cinwaanka). Macluumaadyadan cidna loo gudbin maayo, jawaabahana loo lifaaqi maayo, waana ala burburinayaa si bedqab leh macluumadyadaasi war weeydiinat xilligeeda markuu dhamaado. Marnaba ma heleeysid ”boostada qashinka” ka qeyb qaadashadaada awgeed.
Cilmibaarista dhaqaalaha waxaa lagu lafogurayaa jawaabaha si kalsooni qab ahna waa lagu sugayaa. Macluumaadkaaga waxaa lagu lafoguri si dhammeystiran oo qarsoodi ah. Maxsuulka waa la qaadaa dhigi oo lagu lifaaqi jawaabihii aad bixisay jawaabaha kale ee daraasaadka laga aruuriyo. Aaladaha jawaabaha la aruuriyo waxaa ka faaiideeysanaya hey’adaha dowladda markeey wax qorsheeynayaan oo hagayaan howlaha.
Warweeydiinata cilmi baarista jawaab bixinteeda, jawaab bixiyaha waxuu bixinayaa oggolaanshaha isticmaalka jawaabaha uu ka bixiyaya habka isticmaalka kor ku xussan. Qorituurka bakhtiyonasiibka macluumaadka la xiriira waxaa loo isticmaalayaa kaliya qorituurka abaalmarinta. Cilmibaarista dhaqaalaha ayaa qaabilsan qorituurka abaalmarinta..
Warbixin dheeraad ah, sida macluumaadka loo isticmaalayo, macluumaadka xaquuqdaada waxaad ka heli bogga internetka https://www.taloustutkimus.fi/etusivu/tietosuoja.html
Macluumaad dheeraad ah waxaa bixinaya cilmibaarista masuulka xogta: tietosuoja@taloustutkimus.fi
